DAAWO- wareysiga Wasirka arrimaha dibadda Djibuti uu siiyay TV-ga Qaranka iyo Radio Muqdisho.
https://www.youtube.com/watch?v=6o0cm-oWJXI
Read morehttps://www.youtube.com/watch?v=6o0cm-oWJXI
Read moreJaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska ayaa ku baaqday in la sii daayo muwaadin Soomaaliyeed oo muddo dheer ku xiran dalka Talyaaniga. Xubno ka tirsan jaaliyadda oo munaasabad lagu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta beri ah uu magaalada Muqdisho uu ka furmi doono shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee...
Read moreWasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa dhammaantood soo gaaray Muqdisho oo uu berri ka furmi doono shir hal maalin ah oo looga hadlayo arrinta Soomaaliya. Haddaba sideed...
Read moreWadamada igaad waxa ay ka koobanyihiin Sideed dal oo kala ah Soomaaliya,Suudaan,Suudaanta Koonfureed,Kenya,Ethiopia, Djabuuti iyo Uganda. Wadamadan dhamaantood waxa ay gacan muuqata siiyeen Soomaaliya xilliyadii adkaa ee ka dhashay burburkii...
Read moreBarnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada IGAD iyo faa’iidada ugu jirta Soomaaliya. Barnaamijka ayaa waxaa marti...
Read moreWafdigii ugu horeyay ee ka qeybgalaya shirka wadamada IGAD ay ku yeelanayaan dalkeena Soomaaliya ayaa dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Daqiiqado ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay mudnaanta siin doonto la dagaalanka Musuqa iyo isla xisaabtanka. si looga hortago lunsiga dhaqaalaha iyo ku takri...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho