Garsoorka ama cadaaladdu waa udub dhaxaadka nolosha, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl ama Garsoore. Aayadaha Qur’aanka, Axaadiithta iyo atharka Islaamka oo dhan ayaa qoro dheer uga faalloonaya...
Read moreXildhibaanada baarlamanka Somalia ayaa maanta go’aamiyay in la sameeyo guddi Baarlamaani ah oo la dagalama musuqa ayagoo dhanka kale guda galay aqrintii labaad ee hindise sharciyeedka Hantidhowrka guud ee Qaranka....
Read moreKulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke isla markaana Baarlamaanka looga...
Read moreKulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke isla markaana waxaa Baarlamaanka...
Read moreMunaasabadaan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday wax ka baratay Jaamacadda Soomaaliya,taas oo ay ka qayb galeen maamulka jaamacadda iyo marti sharaf kale. Ardayda...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muunaab” oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka iyo kan degmada C/casiis ayaa maanta si wada jir ah...
Read moreKulan lagu taageerayay dhismaha golaha Wasiirada ayaa lagu qabtay magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud kaasi oo ay isgu yimaadeen qeybaha bulshada ee halkaasi ku dhaqan, isla markaana uu soo qaban...
Read moreDabeylo xoogan oo qasaare dhalayaay ayaa ku dhuftay Deegaanka Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayadoo ay socdaan qorshayaal mamaulka Gobolka uu ku doonayo in uu ku booqdo dadkii musiibadu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho