Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod u qaaday xiliga Codka Kalsoonida loo qaadayo golaha wasirirada Xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid. Kaddib markii uu guddoonka Barlamaanka soo gaaray qoraal...
Read moreMunaasbadaan tababarka loogu soo xirayay ilaa iyo 30 Bad-maax oo muddo lix maalin siminaar ugu socday Muqdisho, isla markaana ay iska kaashadeen Wasaaradda Kalluumeysiga, Hay’dda Cunnada iyo Beeraha ee FAO...
Read moreMudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka doodaya codsi uu u soo gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ku aaddan in dib loogu dhigo xiliga la horgeynayo golaha wasiirrada Barlamaanka. Kulanka...
Read moreDalka Rwanda oo jaaliyadda Soomaaliyeed ay ku shirayeen ayaa saakay ka qeyb galayaasha shirkaasi oo ah kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan dib u dhiska iyo maalgashiga Soomaaliya...
Read moreDeeqdani dawada ah ee Dowladda Soomaaliya ay kala wareegtay boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa loogu talo galay in lagu caawiyo dadka taagta daran ee ku dhaqan deegaannaddii dhawaan laga xoreeyay...
Read moreMadaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah loo shaaciyay in uu soo booqan doono Soomaaliya taas oo ah booqashadii ugu horeysay oo madaxweyne Erdogan uu dalkaasi dibaddiisa ku...
Read moreBarnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan
Read moreCiyaaryahan Wilfried Bony oo weerarka uga ciyaarayay kooxda Swansea City ayaa ku biiray kooxda Manchester City oo daafacaneyso horyaalka dalka ingiriiska. Ciyaaryahan Bony oo u dhashay dalka Ivory Coast ayaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho