Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya mooshin kalsooni kala noqoshada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Xukuumaddiisa
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominaya ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka codsady in ay is qoraan kadibna ay ka doodaan mooshinka laga soo gudbiyay Xildhibaanada. Xildhibaano...
Read more