Kulankani oo looga hadlayay waxyaabaha ka taagan Qaar ka mid ah gobaladda Koonfur galabeed ee Soomaliyeed oo xaaladdo Bilaadinimo iyo kuwa kale ka jirto ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho...
Read moreKulankan oo ah mid todobaadle ah oo ay isugu yimaaday gudoomiyaasha degmooyinka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay xarunta degmada Deyniile ee gobalka Banaadir...
Read moreMogadishu, Monday 12 January: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si buuxda u taageeray Golaha Cusub ee Wasiirrada ee uu soo dhisey Ra'iisul Wasaaraha. “Waxan si buuxda...
Read moreWararka ka imaanaya Magalada Kismaayo Ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in Mas,uuliyiinta Mamaulka KMG ah Ee Jubaland ay Deeq daawo ah gaarsiiyeen Maamulka iyo shacabka...
Read moreDeegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa llaga soo sheegaya Xaalad Biya la.aan ah iyadoo dadka ku dhaqan Degaanadaas ay Cabasho badani ka soo yeereyso waxaana ay dadku dalbanayaan in Gar...
Read moreGudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka ayaa Xalay waxaa uu Kormeeeray Qaybo ka mid ah Wadada makah...
Read moreXildhibaan Cabdi Ladiif muuse Nuur oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Radiomuqdisho ayaa waxaa uu si diiran u soo dhaweeyay Magacaabista Xubnaha Golaha Wasiirada...
Read moreKumanaan dadweyne ah oo u badnaa culuma'udiin iyo ardayda dugsiyada waxbarashada ayaa maanta isugu soo baxay wadooyinka magaalada galkacyo kuwaasoo ujeedka dibad baxooda uu ahaa mid ay ugu dabaaldagayeen maamusida...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho