Taliyaha hoggaanka gaadiidka ee ciidanka XDS ayaa sheegay in dhawaan la furay dugsiga farsamada iyo wadidda gaadiidka ee ciidanka XDS. G/lle sare Maxamed Maxamuud Xasan oo ah madaxa hoggaanka gaadiidka...
Read moreIyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qabo, Waxaa Masjidka Ramaada Ee Magaalada Galkacyo ku...
Read moreBarnaamishka bandhigga wareysiyada oo ah barnaamish maalin kana baxa radio muqdisho codka jamhuuriyadda soomaaliya waxaad ku dhageysataan, dhacdoonyinka maalinlaha ee ka dhaca magaalada muqdisho iyo guud ahaan gobalada dalka kuwaada...
Read moreSida uu Radiomuqdisho u sheegay Col Cumar Macali Daahir oo ah Taliyaha Aaga Degmada Tayeglow Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Howlgal balaaran oo ay Ciidanku ka sameeyeen Degaano hoos taga...
Read moreMacallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bambo loogu xiray gaarigiisa oo marayay agagaarka Xaafadda Taleex degmada Hodan...
Read moreOlole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada Muqdisho ayaa maanta ka bilowday wadooyinka waa weyn ee caasimadda. Ololahan nadaafadeed oo ka soo socday inta u dhexeysa isgoysyada Jubba iyo...
Read moreAmmaanka deeegaanadii dhowaan ciidamada Puntland ay kala wareegeen kooxda Shabaab ayaa si weyn looo adkeeyeey, iyadoo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka ay booqdeen Buuralayda Galgala. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bari...
Read moreWasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas oo waayahan danbe si sharci darra ah macdan baaris iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho