Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Imaamka Guud ee Azhar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshey Imaamka Guud ee Jaamacadda Azhar Al Sheikh Ahmad al Tayyib. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu Imaamka...
Read more










