Hooyo Ku Dhashay Muqdisho 4 Caruur Ah
Hooyadani oo ku umushay Muqdisho ayaa waxa ay dhashay 4 Caruur oo dhidig ah, iyadoo ay ku umushay hooyadaasi isbitaal si gaar ah ay u leeyihiin dhaqaatiir masaari ah, waxaana ...
Read moreHooyadani oo ku umushay Muqdisho ayaa waxa ay dhashay 4 Caruur oo dhidig ah, iyadoo ay ku umushay hooyadaasi isbitaal si gaar ah ay u leeyihiin dhaqaatiir masaari ah, waxaana ...
Read moreCiidamada Amisom ee ku sugnaa xerada Xalane ayaa ka hortagay weerar Argagaxisada Al Shabaab ay ku soo qaadeen xeradaasi, iyadoo lagu laayay dhagar qabayaashii weerarka soo qaaday halka qaarkoodna lagu...
Read moreMunaasabad maanta lagu qabtay xarunta jaamacadda Plasma ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay sii hayayaasha wasaaradaha dhalinyarada Isboortiga,iyo wasaaardda tacliinta sare boqolaal arday ah iyo mas’uuliyiin ka socotay qeybaha...
Read moreSafiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu magaalada Ankara kula kulmay shaqaale ka mid ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo dhiira galinta maalgashiga...
Read moreCiidamada nabadsugida Qaranka ayaa howlgallo ay maanta ka sameeyeen wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeelada hoose waxa ay kusoo qab qabteen inkabadan 200 oo ruux kuwaasoo qaarkood tuhun...
Read moreMunaasabadan oo maanta lagu qabtay hotelka City Place ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo xubno katirsan golayaasha dowladda iyadoo ay...
Read moreMunaasibaddan oo ka dhacay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Somalia, ayaa waxaa xilka kula wareegay Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, isago kala wareegay Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia, waxaana ka qeyb-galay madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Read moreErgeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michele Cervone isla markaana ah madaxa ergeda dhammaan xubnaha Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay ansixinta Ra’isul wasaare Cumar Abdirashid Ali...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho