Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda Selhurst Park 2-1 uga badisay kooxda Tottenham Hotspur. Kooxda Tottenham ayaa goolka la hor martay,waxaana bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Harry Kane....
Read moreSiyaasiyiin iyo mas’uuliyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay dalka ayaa shirkii wasiirrada arrimaha dibadda IGAD ee maanta lagu qabtay Muqdisho ku tilmaamay guul usoo hoyatay ummadda Soomaaliyeed. Madaxweynihii...
Read moreKooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu 3-0 uga badisay kooxda Espanyol. Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu koobkii naadiyada aduunka oo ay dhawaan ku soo guuleysatay. Kooxda Real...
Read moreKooxda Chelsea ayaa labo dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Newcastle United. Kooxda Chelsea ayaa goolka la...
Read moreMuqdisho, 10 Jan 2015.Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guul ku tilmaamey qabsoomidda shirka wasiirada arrimaha dibedda ee waddamada ururka IGAD oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho....
Read moreKooxda Sunderland ayaa waxaa garoonkeeda Stadium of Light 0-1 uga badiyay kooxda Liverpool. Kooxda Liverpool ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sagaalaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Lazar Markovic,sidasi ayaana...
Read moreMuqdisho, 10. Jan, 2015…Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada...
Read moreShirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo maanta lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo ay ka midyihiin xoojinta taageerada la siinayo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho