Inkastoo dhawaanahaanba Ciidamada amaanka Soomaaliya ay adkeeyeeen amaanka caasimadda iyo Gobollada dalka isla markaana howlgallo is daba joog ah oo lagu baacsanayo nabad diidka ay ka socdeen Magaalooyin dhowr ah...
Read moreQeybtii sadexaad ee ciidamo lagu biirinayo ciidamada badda ee maamulka Galmudug ayaa tababar uga furmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyadoo ay tababarkani bixinayaan saraakiil khubaro ah oo ku...
Read moreMunaasabadan lagu xusayay 37 guuradii kasoo wareegatay aas,aaskii dhaq_dhaqaaqa iskaashatooyinka dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda beeraha, iyo xubno kaleiyadoo intii ay socotayna laga sheekeeyay...
Read moreAmmaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo la xiray qeybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah. Ciidamada ammaanka ayaa billaabay howlgallo dheeraad ah oo lagu adkeynayo ammaanka, waxaana gaadiidka...
Read moreMunaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka maamulka degmada Hodan ee sanadkii tegay ayaa xalay lagu qabtay xarunta maamulka degmadaasi ee magaalada Muqdisho. Mubaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka,...
Read moreTaliyaha hoggaanka gaadiidka ee ciidanka XDS ayaa sheegay in dhawaan la furay dugsiga farsamada iyo wadidda gaadiidka ee ciidanka XDS. G/lle sare Maxamed Maxamuud Xasan oo ah madaxa hoggaanka gaadiidka...
Read moreIyadoo Mushkilada Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaailka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qabo, Waxaa Masjidka Ramaada Ee Magaalada Galkacyo ku...
Read moreBarnaamishka bandhigga wareysiyada oo ah barnaamish maalin kana baxa radio muqdisho codka jamhuuriyadda soomaaliya waxaad ku dhageysataan, dhacdoonyinka maalinlaha ee ka dhaca magaalada muqdisho iyo guud ahaan gobalada dalka kuwaada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho