Sida uu Radiomuqdisho u sheegay Col Cumar Macali Daahir oo ah Taliyaha Aaga Degmada Tayeglow Ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Howlgal balaaran oo ay Ciidanku ka sameeyeen Degaano hoos taga...
Read moreMacallin ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhashay bambo loogu xiray gaarigiisa oo marayay agagaarka Xaafadda Taleex degmada Hodan...
Read moreOlole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada Muqdisho ayaa maanta ka bilowday wadooyinka waa weyn ee caasimadda. Ololahan nadaafadeed oo ka soo socday inta u dhexeysa isgoysyada Jubba iyo...
Read moreAmmaanka deeegaanadii dhowaan ciidamada Puntland ay kala wareegeen kooxda Shabaab ayaa si weyn looo adkeeyeey, iyadoo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka ay booqdeen Buuralayda Galgala. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bari...
Read moreWasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas oo waayahan danbe si sharci darra ah macdan baaris iyo...
Read moreXafiiska caafimaadka iyo faya dhawrka ee gobolka Banaadir oo uu maamulka Gobolka ka furay Muqdisho ayaa waxaa u qaabilsanyahay la socodka xaaladda caafimaad ee goobaha ganacsiga ee ku yaalla caasimada....
Read moreMunaasabadaan lagu weynayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH) oo ay ka qeyb galeen Sheekh Sayid Sheekh Aba Cali, Sheekh Xasan Sheekh Aadan Sheekh Xasan Basra iyo culimo kale oo aad u...
Read moreWafdigaani ka socday Midawga Afrika ee uu hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midawga Afrika Ismaaciil Sharji ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ku...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho