Wadamada igaad waxa ay ka koobanyihiin Sideed dal oo kala ah Soomaaliya,Suudaan,Suudaanta Koonfureed,Kenya,Ethiopia, Djabuuti iyo Uganda. Wadamadan dhamaantood waxa ay gacan muuqata siiyeen Soomaaliya xilliyadii adkaa ee ka dhashay burburkii...
Read moreBarnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada IGAD iyo faa’iidada ugu jirta Soomaaliya. Barnaamijka ayaa waxaa marti...
Read moreWafdigii ugu horeyay ee ka qeybgalaya shirka wadamada IGAD ay ku yeelanayaan dalkeena Soomaaliya ayaa dhawaan ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Daqiiqado ka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay mudnaanta siin doonto la dagaalanka Musuqa iyo isla xisaabtanka. si looga hortago lunsiga dhaqaalaha iyo ku takri...
Read moreIyadoo oo maalinta Sabtida ee nasoo aadan uu magaalada muqdisho ka furmi doono shirka Wasiirada Ariamaha Dibadda ee Dalalka Ururu gobaleedka IGAD ayaa hadana Waxaa galinkii dambe ee maanta magaalada...
Read moreXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo caawa lagu qabtay Taliska Ciidanka sirdoonka iyo Nabadsugidda qaranka ee Degmada Shibis ayaa waxaa ka qeybgalay M.weynaha Jamhuuriyadda fadaraalka ah ee...
Read moreGool hayihii hore ee kooxda Barcelona Victor Valdes ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu saxiixay heshiis uu ugu biirayo kooxda Manchester United oo uu hogaamiyo macalin Louis van...
Read moreMunaasabad lagu weyneynayay dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH) oo ay ka qeyb galeen culimaa’udiin iyo dadweyne aad u fara badan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Guriceel oo gobolka Galgaduud. Xafladda oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho