Manchester City oo Soo Baxday iyo Kooxaha Bayern Munich,Barcelona,Chelsea,Schalke,Ajax iyo Athletic Bilbao oo Guulo Gaaray “Sawirro”
Group-E Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 3-0 uga badisay kooxda CSKA Moscow. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta gool rigoore ah u...
Read more