Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir
Deeqdan dawada ah oo la gaarsiyay cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Benaadir ayaa waxaa gaarsiiyay hay’adda Hormuud Foundation, kaasi oo ay ugu talagashay in lagu daaweeyo bukaannada ku jira cisbitaalka...
Read more

