Beledweyne iyo saameynta ay Al-Shabaab ku yeesheen-DHAGEYSO
Dood ku saabsan sida dadka ku nool gobolka Hiiraan ay uga baaqsan karaa dhibaatada ay kooxda Al-Shabaab ku heysto oo ay ka qeyb galeen aqoon yahanno iyo masuuliyiin ayaa lagu...
Read moreDood ku saabsan sida dadka ku nool gobolka Hiiraan ay uga baaqsan karaa dhibaatada ay kooxda Al-Shabaab ku heysto oo ay ka qeyb galeen aqoon yahanno iyo masuuliyiin ayaa lagu...
Read moreCiidamada dowladda ayaa howlgallo ammaanka lagu sugayo oo dad badan lagu soo qabtay ka wada magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dad ka badan 100 qof iyo gaadiid ayaa lagu...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Siihayaha Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb ee xarunta gobolka Galguduud. Masuuliyiintaan ayaa gobolka u tagay arrimo ay...
Read moreMaamulka iyo shacabka gobolka Bakool ayaa soo dhaweeyay ciidamada dhawaan tababarka loogu soo xiray degmada Tayeegloow ee gobolkaasi, ayagoo tilmaamy in tallaabadaasi ay soo dedejinayso in gobolka laga xoreeyo maleeshiyaadka...
Read moreKooxda Southampton ayaa waxaa garoonkeeda ST Mary 1-2 uga badiyay kooxda Manchester United. Tababaraha kooxda Manchester United Louis van Gaal iyo tababaraha kooxda Southampton Ronald Koeman oo labaduba u dhashay...
Read moreIsku aadka wareega sedaxaad ee koobka FA Cup-ka ayaa caawo looga dhawaaqay dalka ingiriiska. Kooxda Arsenal oo Daafacaneysa koobka ayaa ku beegantay kooxda Hull City oo ay sanadki hore ka...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo habeennimada Jimcaha....
Read moreWasaaradda caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir socan doona muddo labo cisho ah oo looga hadlayo waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda sanadkan iyo sida loo xalin...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho