Wasaaradda arrimaha gudaha oo ka tacsiyeysay geerida gudoomihii degmada Buurhakaba
Wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay geerida guduumiyihii degmada Buurhakaba oo lagu dilay waddada u dhaxeysa Wanlaweyn iyo Buur’hakaba. Afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha C/fitaax Daahir Mire oo saxaafadda la hadlay...
Read more

