Munaasabadaan oo aheyd mid lagu shaacinayay buug loogu magac daray (wallee waa waaya arag),oo uu qoray Admiral Gaas faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) ayaa lagu soo bandhigay xarunta dhexe ee...
Read moreMunaasabadani lagu dooranayay gudoomiyaha gudiga ganacsatada degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir oo maanta lagu qabtay degmadaasi , ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka socoday wasaaradda maaliyadda Soomaaliya maamulka gobolka ...
Read moreWararka naga soo gaaraya Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ayaa xaqiijinaya in 8 Qof ay geeriyoodeen halka dad kale oo 100 Ku dhaw ay la ildaranyihiin xaalad caafimaad darro oo...
Read moreMunaasabad lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Kaaraan ee G/Banaadir. Xafladda ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir,...
Read moreWarsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo mideysan iyadoo golahu uu walaac ka muujiyay saameynta ay xiisadaha...
Read moreMuwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay kadib dadaalo ay sii deyntooda u gashay Qaramada Midoobay. Xabsi ku yaala magaalada Aliskandariya ayaa...
Read moreKooxaha Atletico Madrid,Juventus,Real Madrid,Basel,Monaco Bayer Leverkusen, Borussia Dortmund,Arsenal,Bayern Munich, Paris Saint Germain,Barcelona,Chelsea,FC Porto ,Shakhtar Donetsk,Manchester City iyo Schalke 04 ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka Champions Legaue-ga.. Maalinta...
Read moreGroup-E Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 3-0 uga badisay kooxda CSKA Moscow. Kooxda Bayern Munich ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta gool rigoore ah u...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho