Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha ammaanka oo ka hadlay xaaladda dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warsaxaafadeed ka soo baxay 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ayaa waxaa hoosta looga xariiqay muhiimada ay leedahay hoggaan siyaadadeed oo mideysan iyadoo golahu uu walaac ka muujiyay saameynta ay xiisadaha siyaasadeed ay ku yeelan karaan horumarka laga garaay nabada iyo deganaanshaha Somaaliya.

Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay magaalada New York ayaa shaaca ka qaaday in codka kalsoonida ee dhowaan baarlamaanka Soomaaliya uu kala noqday reysul wasaarihii hore Cabdiweli Sheekh Axmed xilli ay soo cusboonaadeen xasilooni darro siyaasadeed iyo rabshadaha ay kooxaha xagjirka ka wadaan wadamada bariga Afrika.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida kala laabtay reysul wasaarihii hore Cabdiweli, lixdii bishan December kadib markii uu khilaaf uu soo gala dhex galay isaga iyo madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku celceliyay taageerada ay u hayaan hergelinta qorshaha hiigsiga cusub ee sanadka 2016-ka, sidaa daraadeed ayaa goluhu wuxuu hoosta ka xariiqay sida ay muhiimka u tahay in madaxweynaha Soomaaliya uu sida ugu dhaqsiyaha badan u soo magacaabo reysul wasaare cusub.

Previous Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Masar

Next Post

Xaflad lagu taageerayay waxqabadka maamulka G/Banaadir oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Xaflad lagu taageerayay waxqabadka maamulka G/Banaadir oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In