Who is Mr. Abdulahi Warsame Roble?
Mr. Abdulahi Warsame Roble is the National media reporter in the Galgudud region and He has extensive experience in journalism and is a specialist in it. He worked with local...
Read moreMr. Abdulahi Warsame Roble is the National media reporter in the Galgudud region and He has extensive experience in journalism and is a specialist in it. He worked with local...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex cisho ah ugu ambabaxay dalka Masar. Mudane...
Read moreKumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ,iyafoo ka ashtakoonaya qorshaha xukuumadda Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu oo la tilmaamay I uu halis ku yahay dimuqraadiyadda iyo xorriyadda. Dibad-baxayaasha isugu...
Read moreAfhayeenka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Ganeraal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta, halka ay marayaan iyo guulaha wax ku...
Read moreTaliyaha ciidamada xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay weheliyaan saraakiil ciidan ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka ATMIS Amb. Souefmo elamine. Generaal Odawaa...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda magaalo madaxda Gobolka Sool ee...
Read moreWasiirka amniga qaranka Israa’iil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka Al-Aqsa ee bariga magaalada Quddus ee la haysto, tallaabadaas oo...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku sheegay in Xukuummadda dan-qaran daddaal weyn ku bixinayso sidii Adeegyadda bulshaddu u baahan tahay loo gaarsiin lahaa Deegaannada...
Read moreKhawaarijta oo dagaalkii ugu weynaa ku qaaday Kuliyaadka 5-ta ah ee diintu ilaalisay mudadadii 15 ka sano ahayd ee la soo dhaafay. Marka aad si fiican u dhugato dhaqanada aadka...
Read moreGuddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka ayaa kulamo la qaatay Madaxda Hey’adda IHH ee dalka Turkiga kulamadaas oo ka dhacay Magaalooyinka Istanbul & Bursa. Guddoomiyaha ayaa booqday Xarumaha looga jawaabo xaaladaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho