Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo gaaray Baydhabo
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed. Waxaana garoonka diyaaradaha ee Shaatigaduud...
Read more











