Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS oo daah furay munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta Soomaaliyeed
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta daah furay munaasabad lagu soo bandhigayay Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta Soomaaliyeed, si loo helo qorshe guud oo isku...
Read more











