Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga iyo midka cusub ee saldhigaas
Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal G/le Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa xilalkii u kala wareejiyay taliyihii hore ee saldhiga bartamaha Garowe iyo taliyaha cusub ee saldhiga Dhame Mahad Axmed Maxamuud...
Read more











