Diiwaan gelinta murashixiinta madaxweynaha oo maanta lasoo gaba-gabeynayo
Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha dalka ayaa sheegay in ay maanta 4-ta galabnimo ku eg tahay diiwaan gelinta murashixiinta. Xildhibaan, Maxamed Ibraahim Macallimuu oo xubin ka ah guddiga qaban-qaabada ayaa sheegay...
Read more











