Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii guddiga doorashooyinka.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini. Waxaana Xubinimada Gudiga loo Magacaacabay Mudane...
Read more











