Taliyaha ciidanka cirka Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil ka socota dalka Pakistan
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya Soomaaliya Sarreeye guuto, Maxamuud Sheekh Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka dalka Pakistan. Saraakiishan ayaa u imid Soomaaliya inay qiimeeyaan baahiyaha...
Read more











