Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee maamul daadejinta iyo Federaalaynta+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa daahfuray ansixinta Siyaasadda Qaran ee Maamul Daadejinta iyo Federaalaynta Dalka. Wasiirka ayaa sheegay in muddo ay wasaaradu ku...
Read more











