Shacabka Janaale oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada
Taliye Ku-xiggeenka Ururka 84aad, guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Labo Xidigle Calli Mahdi Cabdi ayaa shacabka Janaale kula dardaarmay in kaalintooda ay ka qaataan dagaalka lagu Ciribtirayo argagixisada...
Read more










