Maxkamadda ciidamada qalabka sidda qeybta Jubbaland ayaa manta xukun ku ridday dhagar qabe ka tirsan kooxda argagixisada Al-shabaab. Deeqow Caliyoow kuusow magaciisa afgarashaduna yahay (Muhaajir) ayaa manta lagu ridday xukun...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ku wareejiyay agabka Dugsiyada oo dhameystiran islamarkaana Wasaaradda waxbarashada ay...
Read moreHe'yada DRC ee dalka Denmark laga leeyahay taas oo ka shaqeysa arimaha gargaarka iyo qaxootiga ayaa sheegtay in ay qeyb ka tahay dadaalada loogu gurmanayo dadka fatahaadaha ka cararay ee...
Read moreMaamulka qeybta booliska ee howlgalka midowga Africa ee Amisom ayaa billad sharaf guddoonsiiyay 26 sarkaal oo la tilmaamay in ay gacan ka geysteen dadaalka howlgalka socda ee ku aadan soo...
Read moreKumanaan ruux ayaa isugu soo baxay magaalada Sanford ee gobolka Florida, wuxuuna ahaa kulankii ugu horeeyay oo qeyb ka ah isu soo bax dadweyne oo Trump ka sameyn doona maalmaha...
Read moreGudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed Dr, Cali Saciid Fiqi ayaa maanta Magaalada Baydhabo uga qeyb galay barnaamij lagu daahfurayay kasoo kabashada Xasaradaha Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada qorsheynta koonfur...
Read moreMuqdisho, Oktoobar 12, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weydiiyey dhammaan halyeeyadii...
Read moreOloloha doorashada Trump ayaa ku soo aadaya iyadoo doorashada madaxweynaha ay ka harsan tahay wax ka yer 3-todobaad, maadama doorashada ay ku jadwalaysan tahay Talaadada ugu horaysa bisha 11aad oo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho