Guddi ku meel gaar ah oo loo magacaabay degmada Wasil ee Gobolka Mudug
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi ku meel gaar ah oo maamula u magacawday degmada Wasil gobolka Mudug. Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa...
Read more











