Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed Dr, Cali Saciid Fiqi ayaa maanta Magaalada Baydhabo uga qeyb galay barnaamij lagu daahfurayay kasoo kabashada Xasaradaha Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada qorsheynta koonfur...
Read moreMuqdisho, Oktoobar 12, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle naxariis u weydiiyey dhammaan halyeeyadii...
Read moreOloloha doorashada Trump ayaa ku soo aadaya iyadoo doorashada madaxweynaha ay ka harsan tahay wax ka yer 3-todobaad, maadama doorashada ay ku jadwalaysan tahay Talaadada ugu horaysa bisha 11aad oo...
Read moreMadaxweynaha Eritrea,Isaias Afwerki ayaa saakay gaaray magaalada Jimma ee gobalka ismaaulka Oromada dalka itoobiya . Ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed ayaa garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi ku soo dhaweeyay. Isaias Afwerki oo...
Read moreQaramada Midoobe ayaa sheegtay in nafaqo daro caruurta heysa iyo Covid 19 ay dagaalameyso iyada oo gacan ka helaysa wasaarada caafimaadka soomaaliya. Heyadaha UNICEF iyo WFP ayaa sheegay in heerka...
Read moreXasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in ay ahaayeen Horjooge iyo Darawalkiisa si gaar ah uga shaqeyn jiray...
Read moreMaanta oo ah 12ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 66aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay naqshadda Calanka Soomaaliyeed la iskuna raacay ,maalintaan...
Read moreSanadadii la soo dhaafey boholo ku yaala wadada aad dhanka waqooyi ee magaalada Xuddur ayaa si joogto ah daadad ku soo rogmaday saameyn weyn ugu yeeshey dhaq dhaqaaga ganacsiga, tacbashada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho