Aqalka sare baarlamaanka Itoobiya oo diiday doorashada ismaamulka Tigreega
Aqalka sare baarlamaanka Itoobiya ee la yiraahdo house of federation ayaa diiday doorashada ay doonayaan in isbuuca soo socda ay qabtaan ismaamulka Tigreega ee dalka Itoobiya . Kulan aan caadi...
Read more











