Howlgalkani oo ahaa mid lagu bur-burinayay meelo ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ayaa ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab waxeey ka fuliyeen degaanka Koban oo hoostaga degmada jamaame ee...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 1/8/2020-ka xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle, Saalax Maxamed Xasan, isagoo u Magacaabay Xildhibaan,...
Read moreKumanaan Israa’iil ah ayaa isugu tagay waddooyinka dhowr magaalo oo ka tirsan dalkaasi iyagoo dalbanaya in uu iscasilo R/Wasaare Benjamin Netanyahu,isla markaana la soo taago maxkamad. Ninkaasi ayaa loo heystaa...
Read moreMadaxweynaja Dowlad Goboleedka K/Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen ayaa Guddoomiye ku xigeenka Samofalka Gobolka Baay u magacaabay Aadan Xasan Maxamed (Kuusoow). Wareegtadaan oo ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha waxa...
Read moreXaruntaan oo burburka weyn ka muuqda waxa la dhisay 2007 waxa loogu talagalay in lagu xanaaneeyo waxna lagu baro caruurta agoonta ah waxa ay ku taalaa duleedka Magaalada xuddur waa...
Read moreKhadka Internet-ka ayaa dib ugu soo laabtay Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya, kadib markii si ku-meel-gaar ah loo xalliyay cilladdii jirtay, oo sababtay inuu internetku go’o shalay 26kii Luuliyo 2020, saacaddu...
Read moreMadaxweynaha Goboleedka Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Dhisme loogu talagalay in ay xarun u noqoto Xafiisyada Hayáddaha Dowladda ee Gobolka Mudug iyo Garoonka Kubadda Cagta ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho