Webiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.
Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi isagoo timaamay in saameyn xoogan ay ku yeelatay...
Read more











