Dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taal Magaalada Dhuusomareeb.
Kaalin shidaal oo ku taal Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka kacay dab dab xoogan oo halis u ah inu usii gudbo goobaha ku dhaw oo ay ka...
Read moreKaalin shidaal oo ku taal Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka kacay dab dab xoogan oo halis u ah inu usii gudbo goobaha ku dhaw oo ay ka...
Read moreMadaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Koonfur...
Read moreMarxuumka oo maalmahan xanuunsanaa ayaa xalay ku dhintay isbitaal gaar ah oo ku yaalla Magaalada Nairobi, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelladiisa. Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ka mid...
Read moreDilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay rasaas ku furay askar ilaalo u ahayd wasiirka Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, Askariga dilka...
Read moreCiidamada Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa xalay gudaha degmadaasi ay ka qabteen Nin la sheegay in uu ku labisnaa dharka Dumarka,kaas oo Magaalada lagu arkay. Ninkaan...
Read moreFaah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax miinada dhulka lagu aaso ah oo saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho,kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho