Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo baaritaanno ah kawada deegaanno ay shalay la wareegeen (Daawo Sawirrada)
Kadib markii shalay ciidamada kummaandooska Xoogga dalka ee Danab iyo Gor-gor ay maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ka saareen degaannada Jilib Marko iyo Gendershe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxay billaabeen howlgallo...
Read more











