Qorrax Madoobaad ka dhacay qeybo ka mid ah Gobollada Dalka.
Qorax Madoobaad ayaa saakay lagu arkay Meelo badan oo ka tirsan Gobolada dalka Soomaaliya. Culumada Cilmiga Xiddigaha ayaa shalay waxay saadaaliyeen inuu Qorax madoobaad ka dhici doono dalal ka tirsan...
Read more











