Jabuuti, Juun 15, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey...
Read moreGuddiga Qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya ayaa Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho oo dhawaan lagu sameeyey dayactir xoogan. Kormeerkan ayaa waxaa hogaaminaayey Gudoomiyaha Guddiga Qaban...
Read moreWararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in weerar qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay magaalada Mandheera ee xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya,kadib kooxo...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa in muddo ah waxaa ay dadaal ugu jirtaa sidii dalka loogu soo dabaali lahaa xasilooni,hadii ay ahaan lahayd siyaasadda,dhaqaalaha,dib...
Read moreWAR-MURTIYEED, Iyada oo ku timid dadaal uu garwadeen ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, iyo hoggaamiyayaasha gobolka ee ay ka mid yihiin: Mudane Abiye Axmed Cali, Ra’iisul...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka...
Read moreXaflad lagu boogaadinayey mashaariicda hormarineed ee laga fuliyey degmada xuddur looguna mahadcelinayay madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa lagu qabtay xanuunista magaalada Xuddur. Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka degmada Xuddur...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho