Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID19 oo Shacabka Soomaaliyeed la wadaagay talooyin muhiim ah.
Dr Maxmed Cali Fuje oo ay Dowlada Soomaaliya u magacaawday Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID 19, ayaa Shacabka Soomaaliyeed usoo jeediyey diginin la xiriirta khatarta iyo saameynta adag ee cudurkaan COVID19...
Read more











