Ciidanka Xoogga dalka oo ka wada howlgal lagu xaqiijinayo amniga wadada xiriirisa Shalaanbood iyo Afgooye
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgalo Amni lagu Xaqiijinayo Kawda Wadada udhexeeysa Shalaanbood iyo Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose. Ujeedka howlgalkani ayaa ahaa xaqiijinta amaanka dhabaha xiriiriya degaanka shalaanbood iyo degmada...
Read more










