Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in ciidamada ay toogteen dhagar qabe isku qarxin rabay xirada Turkey Som.
Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo doonayay in ay ku biiraan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ,...
Read more











