Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa DR C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul...
Read moreMaxkamada Sare ee dalka ayaa soo saartay go'aana kala duwan oo xoojinaya ka hortaga faafitaanka caabuqa Convid19. Hoos ka aqriso
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismah xarunta taariikhiga ah Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere. Ujeedka dhagax dhigaani ayaa ah...
Read moreXoogaga hubaysan ee ciidamada Dawladda Liibiya isla markaana ka amar qaata Madaxweynaha caalamku aqoonsan yahay ee Al-wefaaq Wadani ayaa si rasmi ah u sheegay in magaalooyin waaweyn oo muhiim ahaa...
Read moreShirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish AirLine ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii ay ka samayn jirtay gobolada iyo magaalooyinka waddanka Turkiga dhexdiisa...
Read moreHowl-gal ballaaran oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen inta u dhaxaysa Degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayay ku dileen Afar xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab....
Read moreTaliska Qeybta Booliska Gobalka Bari ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa gubay qaad farabadan oo si qarsoodi ah loo soo geliyey gudaha Boosaaso. Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari...
Read moreWasiirka wasaaradda Warfaafinta , Agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaaliyeed. Labada dhinac ayaa isla gartay in ay yeeshaan wada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho