Duqeyn xagga cirka oo lagu dilay xubno ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab
Taliska Mareynka ee Qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn diyaaradahooda shalay gelinkii dambe ay ka fuliyeen deegaanka Janaale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ee K/Galbeed...
Read more











