Howlgal lagu dilay Horjeege ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyey Gobolka Jubadda Dhaxe.
Howgalkan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa lagu beegsaday xarumo argagaxisada Alshabaab ku leeyihiin meel ku dhow degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe,...
Read more











