Maamulka gobolka Banaadir oo dardar gelinaya soo celinta bilicda caasimadda
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish ) ayaa sheegay in waddooyinka magaalada muqdisho laga xareynayo xoolaha kala duwan ee dhex socda,kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan...
Read more










