Duqa Muqdisho oo faray D/Hoose in loo istaago xal u helidda dhibaatooyinkii ka dhashay roobabka
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da’ay Caasimadda ayaa faray laamaha Dowladda Hoose iyo waaxyaaha gurmadka degdegga ah...
Read more











