Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabbaaldageysa Xuska 46-aad (Warbixin)
Aasaaska Wakaaladda Wararka SONNA,ka hor waxaa dalka soo maray 2- Idaacadood oo kala ahaa:- Raadiyo Hargeysa oo la furay 1943-kii, xilligii Gumeysiga Ingiriiska iyo Raadiyo Muqdisho oo la furay 1951-kii xilligii,daakhiliyadda maamulka Talyaaniga ee Gobolada...
Read more










