Wasiirka Cadaaladda XFS oo daaahfuray imtixaanka ruqsad bixinta Notaayada dalka
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS,Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laxiriiray ka qeybgalka imtixaanka Ruqsad bixinta Notaayada dalka. Kulaankaan oo ay soo diyaariyeen...
Read more










