Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo qaabilay madax ka socotay hey’adda UNDP
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada Horumarinta ee (UNdP). Kulanka...
Read more











