Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS ayaa kulan la qaatay Matalayaasha Ciidamada DFS Ee Caalamka “Sawirro”.
kulankan oo uu Shir gudoomiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga DFS Xil.Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yusuf Raage iyo Agaasimaha Guud ee...
Read more











