Dowladda Soomaaliya oo Faahfaahin ka bixisay Qarixii Galabta Ka dhacay Gobolka Banaadir
Waxaa hada Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha...
Read more











